Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Baledweyne iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay halkaasi ka dhacay qarax miino oo khasaaro u geestay askar katirsan ciifanka booliiska Hiorshabelle. Qaraxa ayaa haleelay gaari ay wateen ciidan katirsan kuwa miino baarista ee ka howlgala garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, waxaana qaraxa la sheegay in uu ahaa miino gaariga lagu … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Baledweyne iyo Faahfaahino kasoo baxaya